Hordhaca Kobac iyo Darasalam ee Horyaalka kubadda cagta gobolka Hiiraan

0
74
Baladweyne (Radio Beerlula)-kooxaha Kobac iyo Darasalam oo ku loolamaya hogaanka tartanka horyaalka kubadda cagta gobolka Hiiraan ayaa galabta fooda isku dari doona garoonka Laqanyo ee Baladweyne.
Labadan kooxood ayaa ku kala jira kaalmaha koowaad iyo labaad ee kala sareynta horyaalka waxana hal dhibic ku hogaamineysa Darasalam.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here