Maamulka gobolka Hiiraan iyo hay’addaha samafalka oo ka shiray caawinta dadka abaaruhu sameeyeen

0
83

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay sidii loo Caawin lahaa dadka abaaruhu sameeyeen ee ku nool deegannada gobolka, iyadoona kulankan ay ka qeyb galeen hay’addaha samafalka ,maamulka heer gobol iyo degmo ee gobolka Hiiraan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here