Magaalada Dhuusa mareeb oo laga furay Shirka wada-tashiga siyaasada waxbarashada Xaaladaha degdega ah ee dalka

0
57

Baladweyne (Radio Beerlula)-Shirka wada-tashiga siyaasada waxbarashada Xaaladaha degdega ah ee dalka ayaa ka furmay mahaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug waxaama la qeebgalay xubno ka socday wasaarada waxbarashada Galmudug waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here