In ka badan 38 ardey oo baratay cilmig caafimaadka oo munaasabad loogu qabtay Buuhoodle

0
42

Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabadan oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkana ay ku qalin jabinayeen In ka badan 38 arday oo baratay cilmiga caafimaadka islamarkana ka baxday Collage-ka cilmiga caafimaadka ee Magaalada Buuhoodle ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka iskuulka waalidiin iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here