kulan looga hadlayay ka hortaga jarista dhirta oo lagu qabtay deegaanka Bandiiradley.

0
66

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Galmudug ayaa kulan wacyigalin oo ku saabsan sida looga hortagi lahaa xaalufinta dhirta iyo jarista dhuxusha kuqabatay miyiga deegaanka Bandiiradley ee gobolka mudug waxaana kula gaqeyb galay odayaasha dhaqanka culama’udiin bulshada deegaanka maamulka magaalada Bandiiradley iyo saraakiil ciidan.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here