Munaasabad lagu soo bandhigayay Buuga Hiil agoon oo lagu qabtay Baladweyne

0
66

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayay Hiil agoon oo ay qortay Shamis Mahad Tahliil oo kamid ah gabdhaha Soomaaliyeed, waxaana munaasabada ka qeybgalay bahda waxbarashada , aqoonyaano iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Axmed Nuur Daahiye.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here