Horudhac: Leicester City vs Chelsea

0
55

Baladweyne (Radio Beerlula)-Naadiga hoggaamineysa horyaalka Premier League ee Chelsea ayaa galabta marti u noqoneysa kooxda Leicester City ciyaar ka tirsan todobaadka 12-aad eee kulammada horyaalka Ingiriiska.

Leicester ayaa qaadaneysa xilli ciyaareed liita marka loo barbar dhigo midkii lasoo dhaafay waxayna kaalinta 12-aad ee horyaalka la fadhisaa 15 dhibcood kaddib 11 ciyaarood, halka Blues ay ku jirto qaab ciyaareed heer sare ah iyadoo hoggaanka horyaalka ku heysa 26 dhibcood kaddib 11 kulan oo ay ciyaartay.

Ogeysiiska Ciyaarta:-

Tartanka: England – Premier League

Saacadda ay ciyaarta billaabaneyso: 03:30 Galabnimo xilliga Geeska Afrika.

Garoonka: King Power Stadium

Garsooraha: Paul Tierney (England)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here