Ra’iisul Wasaaraha XFS oo daahfuray bangiga cusub ee My Bank oo laga hirgeliyay Muqdisho

0
57

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa daahfuray bangiga cusub ee MyBank oo ka mid ah bangiyadda gaarka loo leeyahay si uu u dhiiri galiyo maalgashiga ganacsatada Soomaaliyeed ay ku samaysanayaan Dalkooda waxaana kasoo qeyb galay daahfurka my bangi Qaar kamid ah galaha wasiirada ganacsato madaxda dalka iyo marti Sharaf kale oo lagu casuumay.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here