Horudhac: Manchester City vs Everton

0
66

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda difaacaneysa horyaalka Premier League ee Manchester City ayaa galabta la ciyaareysa naadiga Everton kulan ka tirsan isla horyaalka.

Man City ayaa booska saddexaad ee kala sarreynta u dhacday kaddib markii ay Liverpool kusoo laabatay booska labaad guushii ay Arsenal ka gaartay awgeed, waxayna xiddigaha Citizens ay doonayaan inay booskooda labaad kusoo laabtaan iyagoo haatan heysta 23 dhibcood.

Ogeysiiska Ciyaarta:-

Tartanka: England – Premier League

Saacadda ay ciyaarta billaabaneyso: 05:00 Fiidnimo xilliga Geeska Afrika.

Garoonka: Etihad Stadium

Garsooraha: Stuart Attwell (England)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here