In ka badan 32 haween ah oo qeyb ka ah barnaamijka Marwo caafimaad oo tababar loogu soo gaba gabeeyay dhuusamareeb.

0
48

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaarada Caafimadka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ugu soo gabagabeysay 32 haween ah  tababar ku saabsana horumarinta haweenka ka shaqeya barnamijka Marwo Caafimad.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here