Maamulka Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay mashruuc dib loogu dhisayo Isbitaalka Laasaleeti ee Degmada Cabdicasiis.

0
60

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed ayaa dhagax dhigay mashruuc dib loogu dhisayo Isbitaalka Laasaleeti ee degmada Cabdicasiis, oo kamid ah xarumaha danta guud ee bulshada loogu shaqeeynaayo, iyadoo mashruucan oo noqon doono xarunta Qaran ee gurmadka deg dega ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here