Xuska maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay magaalada Baladweyne.

0
107

Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabad loogu dabal degayay maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo sannad kasta la xuso 21-ka November, ayaa lagu qabtay magaalada Baladweyne, waxana ka qeyb galay munaaasabada , maamulka degmada Baladweyne, bahda waxbarashada, ardey iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here