Hooyo ku xanuunsan Baladweyne oo codsatay in la caawiyo

0
74

Baladweyne (Radio Beerlula)- Hooyo Xamaro Yuusuf Odowaa waa hooyo Soomaaliyeed oo heysata caruur agoon ah islamarkana ku xanuunsan Kaamka Ceeynte ee Xaafada Xaawo Taako ee magaalada Baladweyne, waxana xiligan heysata duruufo kala duwan oo ay ka mid tahay hoy la’aan, caafimaad darro iyo waxbarasho la’aan heysata caruurteeda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here