Guud ahaan natiijooyinka kulammadii laga ciyaaray tartanka UCL

0
47

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kulammo ka tirsan wareegga guruubyada tartanka Champions League ayaa xalay laga ciyaaray garoommo kala duwan oo ku yaalla dalalka qaaradda Yurub.

Kooxaha Real Madrid, Liverpool, Manchester City, Milan, Inter, Paris Saint-Germain ayaa ugu madax fiiqnaa kooxaha  ka ciyaaray kulammada shanaad wareegga guruubyada ee tartanka Champions League.

Group A –

Club Brugge 0-5 RB Leipzig

Manchester City 2-1 Paris Saint-Germain.

Group B–

Atletico Madrid 0-1 AC Milan.

Liverpool 2-0 FC Porto.

Group C–

Besiktas 1-2 Ajax

Sporting CP 3-1 Borussia Dortmund.

Group D–

Inter 2-0 Shakhtar Donetsk

FC Sheriff 0-3 Real Madrid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here