kulankan oo looga hadlayay tacadiyada loo geeysto haweenka oo lagu qabtay Muqdisho

0
53

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa lagu qabtay kulankan oo looga hadlayay tacadiyada loo geeysto haweenka waxaana ka qeeybgalay Ururada bulshada ,Haween odayaal iyo bulshada qeybaheeda kala duwan

Agaasimaha Hay’adda SWDS Sahra Maxamad Axmad oo soo qaban qaabisay kulankan ayaa sheegtay in mamnuuc ay tahay in lagu xadgudbo haweenka ujeedkoodana ay tahay sidii looga wacyi gelin lahaa dadka geeysta dhibaatooyinka ka dhanka ah dumarka

Qaar kamid ah xubnaha ka qeybgalay kulankan ayaa si wadajir ah uga waramay dhibaatooyin loo geeysto haweenka.

Warbixintan waxaa soo jeedineysa Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here