Ololaha 16-ka maalmood ee ka hortaga xadgudubyada loo geysto haweenka oo laga daah furay Baladweyne.

0
28

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga daah furay ololaha 16-ka maalmood ee ka hortaga xadgudubyada loo geysto haweenka kaasoo socon doona inta u dhaxeysa 25-ka November ilaa 10-ka December.

Daah furka ololahan ayaa waxaa ka qeyb galay gabdho laga soo kala xulay iskuullada magaalada Baladweyne kuwaasoo ka qeyb qaadan doona ololaha looga hortagayo xadgudubyada loo geysto haweenka oo inta badan laga sameyn doono xeryaha barakacayasha iyo goobaha inta badan dadka iskugu yimadan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here