Sign in
Bogga Hore
Wararka
Barnaamijyada
Barnaamijyo Gaarka ah
Caafimaadka
Bariidada Beerlula
Casharo Diini ah
Cayaaraha
Nagu saabsan
Nala Soo Xiriir
Sign in
Welcome!
Log into your account
your username
your password
Forgot your password?
Password recovery
Recover your password
your email
Search
Radio Beerlula
Baladwayne
34.6
C
Beledweyne
Tuesday, December 16, 2025
Radio Beerlula
Baladwayne
Facebook
Flickr
Twitter
Youtube
Bogga Hore
Wararka
Barnaamijyada
Barnaamijyo Gaarka ah
Caafimaadka
Bariidada Beerlula
Casharo Diini ah
Cayaaraha
Nagu saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Home
2023
May
Monthly Archives: May 2023
Barnaamijyada
Barnaamijka Muusiga iyo Salaamaha ee Radio Beerlula
admin
-
May 5, 2023
0
Casharo Diini ah
Cashir ku saabsan Kitaabka Minhaaj qeybta 179-aad Radio Beerlula
admin
-
May 5, 2023
0
Cayaaraha
Paris Saint-Germain ayaa waxay dareensan tahay, in xidhiidhka ka dhexeeya xiddigeeda Neymar Jr uu xun yahay, isla markaana la taagan yahay waqtigii lasoo afjari lahaa waayihiisa Parc des Princes ee la iska diri lahaa. Xagaagii hore, waxa jiray warar sheegayay in PSG ay suuqa dhigtay Neymar oo ay iibinayso, haddana sidii oo kale ayaa bilaabantay balse hadda waxa kalsooni badan lagu qabaa in uu soo dhamaanayo waqtigii laacibkan ee PSG. Taageereyaasha PSG ayaa toddobaadkan mudaharaad ku dhigay bannaanka guriga Neymar oo ku maqan dhaawac uu ku seegay kulamadii Champions League ee Bayenr Munich, waxaanay jamaahiirta PSG u sheegeen in uu ka tago kooxda iyaga oo ku qaylinayay ereyo aflagaaddo ah. Laacibkan ayaa isaguna kaga falceliyey in uu calaamadda ‘LIKE’ ee ka helista uu saaray qoraal lagu sheegayo inuu ka tago PSG, taas oo dabka kusii shidday xaaladda laacibkan ee kooxdiisa. Sida ay sheegtay idaacadda Cadena SER ee xarunteedu tahay waddanka Spain iyo wrgeyska Sport, PSG ayaa waxay go’aansatay in ay Neymar iska dirto, waxaana haddii ay waayaan koox ka iibsata ay ku diri doonaan amaah uu la socdo qodob dhigaya dookh iib oo ay xagaaga ku diri doonaan xiddigan. Heshiiska uu Neymar kula jiro PSG oo ay ka hadhsan yihiin laba sannadood, ayaa wxa si weyn ay kooxuhu uga cago jiidayaan mushaharkiisa aadka u8 badan , laakiin waxa la sheegay in Newcastle United oo uu Sucuudigu maalgelinayo ay diyaar u tahay inay la saxeexato Neymar oo ay ku qadato amaah uu la socdo dookh iib. Manchester United oo hore loola xidhiidhinayay ayaa waxa ka hormartay Newcastle oo doonaysa in ay St James’ Park keento xiddigo waaweyn oo kusoo jeediya indhaha adduunyada, maadaama ay u dhow yihiin inay ku dhamaystaan afarta sare oo ay tartanka Champions League kasoo qayb-geli doonaan.
admin
-
May 5, 2023
0
Cayaaraha
Neymar Oo Amaah Ku Tegaya Horyaalka Premier League – Kooxdee Ugu Cadcad?
admin
-
May 5, 2023
0
Wararka
In ka badan 130 qof oo ku dhintay roobab mahiigaana oo ka da’ay Rwanda.
admin
-
May 5, 2023
0
Wararka
Wasaaradda beeraha Hirshabeelle oo beeraleyda ku boorisay inay ka faa’ideystan roobabka Guga.
admin
-
May 5, 2023
0
Wararka
In ka badan 250 ardey oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay Garoowe.
admin
-
May 5, 2023
0
Wararka
Tababar ku saabsan doorashada takhasuska iyo diyaarinta imtixaanka oo lagu qabtay Baladweyne.
admin
-
May 5, 2023
0
Wararka
Wasaaradda waxbarashada Hirshabeelle oo Baladweyne ku soo gaba gabeysay imtixaankii wareysiga ee macalimiinta dowladda.
admin
-
May 5, 2023
0
Wararka
Warka Habeenimo ee Radio Beerlula
admin
-
May 5, 2023
0
1
...
49
50
51
...
60
Page 50 of 60