40 arday oo baratay luuqada Talyaaniga oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho.

0
71

Baladweyne ( Radio Beerlula )-40 arday oo baratay luuqada Talyaaniga islamarkaana ka aflaxday Machada Diblomaasiyada Dowlada Faderaalka Soomaaliya munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay Magaalada Muqdisho.

Munaasabada shahaadooyiinka lagu gudoonsiinayay Ardayda qalin jabisay ayaa waxaa kasoo qeybgalay Ku simaha wasiirka arrimaha dibadda XFS , Bahda Waxbarashada Gobalka Banaadir, Safiirka Dalka Talyaaniga , Macalimiin , Waalidiin iyo Ardayda loo qabtay Munaasabada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey