Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Kalluumeysiga Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo tababar ugu qabatay 40 haween ah iyadoo tababarkan lagu baran doono muhiimada uu leeyahay kalluunka.
Tababarkan oo soco doono mudo laba cisho ah ayaa inta uu socdo haweenkan lakubarayaa faa’idada uu uleeyahay cunista kalluunka haweenka iyo caruurta.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.
Audio Player

