40 ka mid ah dhalinyarada Baladweyne oo fursado shaqo loo abuurayo

0
391
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- duqa magaalada Baladweyne Khadar Xassan Afrax oo u waramay Radio Beerlula ayaa sheegay in shaqo abuur u sameyn doonaan 40 dhalinyaro ah oo wax bartay islamarkana ku nool Baladweyne.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here