400 boqol qoys oo deeq raashiin loogu qaybiyay Qorilugud

0
131

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Haya’ddda u diyaar garawga Aafooyinka Iyo Kaydka Raashinka maamulka Soomaaliland ayaa inkabadan 400 qoys deeq raashiin ugu qaybisay degmadda Qorilugud.

Deeqdaan ayaa ka koobneed Bariis, Baasto, Bur , Saliid iyo Timir.

Warkan Waxaa inoo Haya  Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here