500 ruux oo imtixaan uga furmay muqdisho jagooyinka ka banaan maxkamadaha cadaaladda dalka

0
99

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa magaalada Muqdisho Imtixaan uga furay in ku dhow 500 oo ruux oo soo dalbaday jagooyin ka banaan garsoorayaal iyo Xeer Ilaaliyaal

Dadka soo dalbaday jagooyinkan ayaa buuxiyay sharuudihii laga rabay garsoorayaal iyo Xeer Ilaaliyaal

Warbixintaan waxa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.