560 Qoys oo Raashin Loogu Qaybiyay degmada wajaalle ee Soomalilland

0
299

Baladweyne ( Radio Beerlula )-560 Qoys oo danyar ah ayaa deeq Raashin oo kagooban Bur, Bariis, Sonkor iyo Saliid Loo Qaybiyay magaalada wajaalle waxana deeqda iska soo aruuriyey Bulshada qeybaheeda kala duwan.

Waxaa goobjoog ahaa madasha deeqda lagu qeybinayey xilidbaan sheekh Cali oo katirsan golaha deegaanka degmada Gibileey culimaa’udiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.