60 arday oo Baladweyne loogu soo xiray Tababar la xiriira talaalka Caruurta

0
106

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 60 arday oo wax ka barata Xarunta Baaritaanada iyo Tababarada Caafimaadka United ee magaalada Baladweyne ayaa loo soo xiray tababar muhiim ah oo ku saabsanaa tallaalada carruurta.

Tababarkan oo ay soo qaban-qaabiyeen maamulka xarunta ayaa loogu talagalay in lagu horumariyo xirfadaha ardayda dhigata culuumta caafimaadka, si ay aqoon iyo waayo-aragnimo dheeri ah ugu yeeshaan qaybaha la xiriira adeegyada tallaalka.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here