Barakacayasha tuulada Dharkeenley oo hoostagto magaalada Jowhar oo codsaday in lasoo caawiyo

0
140

Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 300 oo qoys oo ka soo hayaamay abaarta ka jirta deegano ka tirsan deeganada hoos tago magalada joowhar islamarkana soo maciin biday tuulada Dharkiinley oo ku taalo dhanka koofureed ee magalada jowhar ayaa xiligan duruufo nololeed ku heysata tulada Dharkiinley.

Warbixintan waxaa soo jeedineysa Xaawo Luul Aadan Xuseen