Caruur danyar ah oo Baladweyne loogu qeybiyay dhar ay ku ciidaan.

0
163

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 55 Caruur ah oo ku nool kaamka barakacayaasha Qaxare oo ku yaalla xaafadda Kooshin ee magaalada Baladweyne ayaa loo qeybiyay deeq dhar ah oo loogu tala galay ineey ku ciidaan .

Deeqdan dharka ah ayaa waxaa iska soo aruuriyay maamulka iyo ardayda dhigata iskuulka ileeys ee Baladweyne.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.