Dhallinyaro duleedka guriceel ka bilaabay daweynta xoolaha

0
61

Dhallinyaradan oo baratay cilmiga Xannanada Xolaha ayaa bilaabay daaweynta xoolaha ku nool duleedka magaalada Guriceel kadib markii cudurka loo yaqaano Qanjaha uu saameeyay xoolaha

Dhallinyaradan ayaa xoolaha siinayay dawooyin bilaash ah si loo yareeyo waxyeelada xanuunkan uu u geeysanayo xoolaha gaar ahaan ariga

Warbixintan waxaa soo jeedinaya c/qaadir Cumar Ibrahim