Wararka Shir looga hadlayay horumarinta adeegyada aas aasiga ah oo lagu qabtay degmada Rako ee Puntland. By admin - February 8, 2024 0 41 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Rako ee Puntland ayaa lagu qabtay Shirka horumarinta degmada. Shirka ayaa waxaa goobjoog ahaa maamulka degmada waxgarad iyo aqoonyahanka magaalada. Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan. http://radiobeerlula.so/wp-content/uploads/2024/02/Warka-Degmada-Rako-BY-Americo.mp3 Share this:FacebookX