Munaasabad looga hadlayay aas-aska diinta iyo Dunida casriga ah oo lagu qabtay Muqdisho

0
93

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabad loogu hadlaayay aas aaska Diinta iyo dunida casriga ah ismarkaana aay so agaasimeen maamulka Akadamayada Culuumta Caqliga.

munaaasbada waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan dowlada soomalia bahda waxbarashada gar yaqaano ka tirsan maxkamadaha dalka iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdimajiid Aweys Isxaaq.