Shir looga hadlayay Amniga iyo nadaafadda oo lagu qabtay Garoowe

0
60

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garoowe ee Gobalka Nugaal ayaa lagu qabtay Shirk looga hadalaayay Amniga iyo Nadaafadda xaafadaha kala duwan ee magaaladaasi.

Waxaa ka qayb galay shirka maamulka degmada Garoowe,Taliska qaybta Boliska gobalka Masuuliyiin kale iyo gudiga xaafadaha

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.