Arday ka baxday jaamacadda Plasma oo Munaasabad loogu qabtay Kismaayo

0
139

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jibinayeen dufcadii labaad ee ka aflaxday jamacada plasma farceeda kismaayo.

Munaasabadda waxaa ka qeyb-galay madaxweyne ku xigeenka labaad ee maamulka Jubbaland maamulka jamacada bahda waxbarashada walidiinta ardayda qalin jibisay iyo marti sharaf kale .

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq