Shaqo yari soo wajahday timajarayaasha Baladweyne

0
120

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dhallinyaradan oo ku shaqeysta xirfadda jarista timaha ayaa waxa soo jawahay shaqo yari kadib markii ay kusoo bateen magaalada goobaha lagu jaro timaha .

Meelaha qaar ayaa lagu jaraa tinta wax kayar 1 dollar taas oo sabab u ah timajarayaasha kusoo badanaya Magaalada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey