Ardey xiftisay qur’aanka kariimka oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay degmada Buula burde.

0
75

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Degmada Buuloburte Ee Gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jibinayeen 3 arday oo baratay xifdinta quraanka kariimka ismarkaana ka aflaxday madarasada barashada quraanka kariimka iyo axaadiista ee Abuu cubeyda.

Munaasabada waxaa ka qeybgalay maamulka madarasada,  culama u diin, walidiinta ardayda qalin jibisay iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdimajiid Aweys Isxaaq.