Laba beelood oo walaal ah oo kulan dib u heshisiin ah loogu qabtay degmada Balcad.

0
48

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maamulka Gobalka Shabellada Dhexe ayaa Magalaada Balcad ku qabtay kulan lagu heshiisiinayay laba beelood walaalo ah kuwaas oo wadada dega degmada islmarkaana dhawaan ku dagaalamay Degmadaasi.

Munaasabada lagu heshiish siinayay labadan beelood ayaa waxaa goob joog ahaa maamulka Degmada Balcad , mas’uuliyiin ka socotay Shabeelaha Dhexe, Odayaasha iyo Nabadoonada labada beelood.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.