Ardey xiftisay qur’aanka kariimka oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay degmada Buula burde.

0
82

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Degmada Buuloburte Ee Gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jibinayeen 3 arday oo Baratay Xifdinta quraanka kariimka ismarkaana ka aflaxday Madarasada Barashada quraanka kariima iyo axaadiista ee abuu cubeyda.

Munaasabada waxaa ka qeyb galay maamulka madarasada culama u diin walidiinta ardayda qalin jibisay iyo marti sharaf kale .

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq