In ka badan 90 arday oo ka qalin jabisay jaamacadda Plasma oo munaasabad loogu qabtay Dhuusamareeb.

0
65

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Munaasabaddan oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkana ay ku qalin jabinayeen 90 ardey oo ka aflaxday jaamacadda Plasma ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb.

Waxaa ka qeybgalay bahda waxbarashadda, Hogaanka Jaamacadda Plasma, waalidiin, ardayda qalin jabisay iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdimajiid Aweys Isxaaq.