Xarumo waxbarasho iyo Caafimaad oo laga dhagax dhigay deegaanka Ceel Xaashi ee gobolka shabeellaha dhexe.

0
124

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Degaanka Ceel Xaashi oo hoostaga degmada Cadale ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa laga dhagax dhigay Xarumo Waxbarasho, Caafimaad iyo goobo  kale oo loogu talo galay adeegyada bulshada.

Degaankan ayaa waxaa ku nool bulsho u badan xoolo dhaqto iyo beeraleey ay sameysay abaarahii dalka soo  maray.

Warbixintaan waxaa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.