Tababar ku saabsan habka ciqaabta Soomaaliyeed oo lagu qabtay Jowhar

0
51

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maxkamadda Sare ee maamulka Hirshabeelle ayaa magalaada Jowhar ka daahfuray tababar ku saabsan Heerka habka ciqaabta soomaaliyeed islamarkaana u qabatay garsoorayasha iyo xeer-iaaliyaasha ka howlagala Deegaanada Hirshabelle.

Daafurka tababarka ayaa waxaa goob joog ahaa Mas’uuliyiin ka socotay maamul Hirshabelle, Garsoorayaal , Xeer ilaaliyaal iyo Gudoomiyaha Maxkamada Sare maamulka Hirshabelle.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.