Arday baratay Qiraa’aadka Qur’aanka Kariimka oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay Cadaado.

0
48

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa lagu qabtay Munaasabad aay ku qalin Jibinayeen 20 arday oo baratay Qiraa’aadka Qur’aanka Kariimka isla markaana ka aflaxday machadka Daarul Culuum.

Munaasabada waxaa ka qeybgalay hogaanka machadka Daarul Culuum Xubno ka tirsan maamulka magaalada Cadaado , culuma udiin ,  walidiin iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdimajiid Aweys Isxaaq.