Arday baratay Culuumta Shareecada oo munaasabad qalin loogu qabtay Kismaayo.

0
78

Baladweyne (Radio Beerlula)-Arday baratay Culuumta Shareecada islaamarkaana ka aflaxday Machadka Imaamu Nawawi ayaa Munaasabad qalin jabin loogu qabtay Magaalada Kismaayo.

Munaasabada shahaadooyiinka lagu gudoonsiinayay Ardayda waxaa kasoo qeybgalay maamulka Machadka, Bahda degmada Kismaayo, Culima udiin , Waalidiin ,Macalimiin iyo ardayda loo qabtay munaasabada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey