Gudiga arrimaha gudaha Aqalka sare oo kulan isla xisaabtan ah la qaatay guddoomiyaha hay’adda SODMA.

0
170

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa Magaalada muqdisho kula kulmay Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib u heshiisiinta iyo Xiriirka Dowlad Goboleedyada ee Golaha Aqalka Sare oo gudnaya waajibaadka ka saaran korjoogtaynta iyo la xisaabtanka Hay’adaha Dowladda .

Kulanka ayaa warbixin guud looga dhagaystay Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Moallim Cabdulle, iyadoo sidoo kale wax laga waydiiyay gurmadka noocyada gargaar ee Hay’adda soo gaaray, sida ay uga jawaabaan xaaladahii deg dega ah ee #ElNiño, caqabadaha haysto

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim