Dhalinyaro nolosha reerkooda ka mareeya iibinta kalluunka laga soo jilaabto webiga shabeelle ee Baladweyne.

0
37

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maxamad Salaad Cumar oo ka mid ah dhalinyarada ku nool magalada Baladweyne ayaa sameystay fursad ganacsi oo nolosha reerkisa ku mareyo isagoo iibiyo malaayga wabiga.

iibinta malaayga ayow nolosha reerkisa ku mareeyaa si malinle ah

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.