Dood ku saabsan shaxda dib u eegista Dastuurka KMG oo Muqdisho lagu qabtay

0
90

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa waxaa shir kuyeeshay guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka aqalka sare Soomaliya.

Gudiga ayaa shirkooda isku dhaafsaday doodo adag taasoo ku aadan shaxda dib u eegista Dastuurka KMG.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan