Beeraleyda deegaanada Goobweeyn iyo Luglow oo lagu wareejiyay qalab loogu tala galay beeraha

0
51

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka maamulka Jubbaland ayaa qalab loogu talo galay Beeraha ku wareejisay dadka beeralayda ah ee ku nool deegaanada Goobweeyn iyo Luglow ee maamulkaaasi.

Qalabkaan lagu wareejiyay beeralayda waxaa kamid ah yaaboyin farageedo badiilo iyo abuur ka koobaan Basal yaanyo babanooni iyo koosto.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys isaaq