U diyaar garowga xajka xujeeyda Soomaaliyeed oo meel wanaagsan maraya

0
67

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxa Xafiiska Arrimaha Xajka Soomaaliya Dr. Qadar Xaaji ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan howlaha Xajka ee Sannadkaan iyo diyaar garowga ay ugu jiraan soo dhaweynta Xujeyda Soomaaliyeed.
Xujeeyda ayaa loo diyaariyay goobahi ay dagi lahaayeen si aanay ugu dhibaatoonin dalka sacuudiga inta ay ku jiraan Acmasha Xajka.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin