Arday baratay Quraanka oo munaasabad loogu qabtay magaalada Waridaad ee Somaliland

0
117

Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 61 araday oo dhamaysatay Qur’aanka kariimka islamrkaana ka aflaxay Machad Shamsu Culuum ayaa Xafladda  Qalin jibin ah logu qabtay degaanka waridaad ee gobolka sarar

Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka Machadka , Bahda Waxbarashada  Waalidiin  , Macalimiin iyo ardayda loo qabtay munaasabada.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.