Tababar ku saabsan barshada xeerka ciqaabta Soomaaliyeed oo laga daah furay Baydhabo.

0
94

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa laga furay Tababar ku saabsan xeerka barashada habka xeerka ciqaabta soomaaliyeed .

Tababarka ayaa loo qabtay garsoorayaal ka kala socday gobolada Baay iyo Shabeellah hoose .

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.