Wado cusub oo laga hirgaliyey Burco oo xariga laga jaray.

0
75

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maamuulka degmada Burco iyo xildhibaano ka tirsan maamulka Soomaliland iyo boqolaal shacab ah ayaa kasoo qeeybgalay munasabad xariga looga jarayay wadada xaafada Faarax Oomaar.

Dhismaha wadadan ayaa waxaa iska kaashaday dowlada hoose iyo shacabka Xaafada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.