Munaasabad abaal Marin lagu gudoonsiinayay Arday kaalmaha hore ka galay imtixaanka dhexe oo lagu qabtay Boosaaso

0
56

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Arday kaalmaha hore ka gashay imtixaanka Dhexe ee iskuulka Hoose Dhexe sare Imaamu Shaafici ayaa magaalada Boosaaso loogu qabtay munaasabad lagu gudoonsiinayay abaalmarino.

Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Iskuulka, Bahda Waxbarashada, Waalidiin, Macalimiin iyo ardayda loo qabtay munaasabada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.