Mid kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne oo bulshada uga digay halista burooyiinka.

0
48

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dr Xasan Cumar Siyaad oo kamid ah dhaqaatiirta ka howlgala magaalada Baladweyne ayaa bulshada magaalada ugu baaqay ineey ka digtoonaadaan burooyinka kasoo baxa dhuunta .

Burooyinkan ayaa kasoo baxa qanjirka dhuunta waxaana astaamihiisa kamid ah barar ku yimaada lugaha ,qaadashada cuntada oo yaraato iyo isbadal ku yimaada codka .

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.